Waxaa Dawlada Degaanka ay nasiib u yeelatay in markii ugu horaysay taariikhdeeda laga furo Jaamacad loogu magac daray Jaamacada Jigjiga (Jigjiga University) waxaa laga dhisay Waqooyi Bari ee Duleedka magaalada Jigjiga.
Read
More
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay Ciidamada Itoobiyaanka ah ee halkaas ku sugan ay kaxeysteen Taliyaha Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan Col. Mukhtaar Xuseen Afrax.
Read
More
� Kismaayo: Guddiga dhaqanka beelaha Absame iyo Harti oo wax lagu qoslo kutilmaamay maamul lasheegay inuu Col Barre Hiiraale u magacaabay goballada Jubbooyinka!!!..07 Jan 2025
Masuuliyiinta dhaqanka iyo siyaasiyiinta beelaha Harti iyo Absame ee goballada Jubbooyinka oo waxba kama jiraan kutilmaamay maamul 18 xubnood ah oo lasheegay inuu maanta magacaabay wasiirka Gaashiindhigga DFKS Col Barre Hiiraale.
Read
More
A fascinating characteristic of Somali leaders is their ability to make costly mistakes.
Read
More
� Kismaayo: Col Aden Koojaar oo ah abaanduulaha guud ee ciidamada huwanta ee gacanta kuhaya Goballada Jubbooyinka oo uga digay Col Barre Hiiraale inuu faraha lasoo galo arimaha Kismaayo!!..03 Jan 2025
Ilo wareedyo xog ogaal ah oo kusugan magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu khilaaf weyn soo kala dhexgalay Abaanduulaha guud ee ciidamada huwanta ee gacanta kuhaya magaalada Kismaayo Col Aden Koojaar
Read
More
Masuul u hadlay Hayada wadaniga ah ee OWDA ayaa waxuu sheegay in haydda OWDA ay hirgalisay dhulbeereed gaaraya 1200hecters, kuwaasoo ay u qeybiyeen dad xoolo dhaqata ah oo kudhaqan gobalka Godey.
Read
More
Ogadeni clan leaders today called for a concerted struggle against the remnants of ONLF which has been perpetrating anti-peace activities in the name of Ogaden Somalis
Read
More
Golaha maxaakiimta oo fariisinkoodii ugu danbeeyay kulahaa magaalada dekada ah ee Kismaayo ayaa xalay saqdii dhexe faaruqiyay goobahoodii ay horey uga talin jireen.
Read
More
Ethiopia does not have any agenda in Somalia but wants to avert the threat posed to its sovereignty by the extremist leadership of the Union of Islamic Courts (UIC), the Ministry of Information said on Saturday.
Read
More