GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Tix Gabay ah "JUJUUB" oo uu tiriyay Cabdi Ibraahim Magan..21 Nov 2024
Tix gabay ah oo llogu magac daray "JUJUUB" oo uu tiriyay Cabdi Ibraahim Magan, kana hadlaysa isbadalka taariikhiga ah ee ka dhacay Gobolada Jubbooyinka iyo Dulmigii ka jiray muddada dheer.
Read More


Minnesota: Shirkii Jaaliyada absame Minnesota oo Siyaasiga Faarax Macalim Dawaare loogu balan qaaday in lagarab istaagto Musharaxnimadiisa Barlamaanka Kenya..20 Nov 2024
Beel-weynta Absame ee kudhaqan magaalada Minnesota ayaa maalintii sabtida aheyd 11/17/2006 isugu timid kulan balaaran oo lagu soo dhoweeynayay siyaasiga caanka ah mudane Faarax Macalin Dawaare. Read More


Muqdisho: Af-hayeenka Guddiga Gurmadka Fatahaadaha ee ay dhawaan Golaha Maxaakiimtu magacaabeen Sheekh Nuur Baaruud ayaa maanta kulan la qaatay Hay�adaha Samafalka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho...20 Nov 2024
Kulankaasi ka dib shir jaraa�id oo uu qabtay Afhayeenka Guddigaasi Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayuu waxa uu ku sheegay in kulanka ay la qaateen hay�adaha samafalka ay ee fadhigoodu Muqdisho Read More


Baydhabo: Ciidamo Ethiopian oo weerar lala beegsaday kudhintay, gawaari dagaalna laga gubay!!..19 Nov 2024
Wararka ka imaanya gobalka Gedo ayaa sheegaya in ugu yaraan 2 gawaarida dagaalka ah ciidamada Ethiopianka lagaga gubay meel udhexeysa degmooyinka Bardaaley iyo Luuq oo kakala tirsan goballada Baay iyo Gedo. Read More


Garoowe: Madexweynaha DGP Cade Muuse iyo M/weynaha DFKS C/laahi Yuusuf oo khilaaf weyn soo kala dhexgalay!!..19 Nov 2024
Magaallo madaxda maamul gobaleedka Puntland ayaa waxaa lasila dhexmarayaa khilaafka weyn ee soo dhexgalay m/wenaha DFK C/laahi Yuusuf iyo M/wene DGP Cade Muuse oo kabilaabmay markii uu Cade Muuse ogolaaday inuu aqbalo qodabada hirgelinta shareecada Islaamka Read More


Muqdisho: Sheekh Max�ed Macalin Nuur ayaa beeshiisa Sade ugu baaqay inay deeganadeeda kahir geliso shareecada Islaamka..19 Nov 2024
Kulan Balaaran oo ay wax garadka iyo culimadiinka beesha Sade ay kuyeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kasoo saareen baaq lagu taageeriyo midowga maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed, isla markaasna lagu doonayo in shareecada Islaamka Read More


Maxkamadaha islaamka oo Bandowgii ka qaaday Muqdisho ..19 Nov 2024
Madaxa warfaafinta iyo dacwada golaha maxkamadaha islaamka Somalia Sheekh C/raxiim Muuddeey ayaa galabta shaaca ka qaaday in la qaaday dhamaan Bandowgii saarnaa magaalada Muqdisho oo ay soo rogeen golaha maxkamadaha islaamka, ka dib markii rabshado ay ka dhaceen magaalada Muqdisho. Read More


Kismaayo: MMI oo mamnuucay in hub lagu dhex qaato goballada Jubbooyinka..19 Nov 2024
Gudoomiye ku-xigeenka Maamulka Islaamiga Goballada Jubbooyinka Sheekh C/Fataax Cali ayaa maanta shir jraaid uu kuqabtay xafiiskisa magaalada Kismaayo kusheegay inay mamnuuceen in daku ay hub kudhex wataan deegaanada goballada Jubbooyinka. Read More


Ogaysiis:Somali-Ethiopian Community of Minnesota ..19 Nov 2024
Waxa la ogaysiinayaa mushtamaca soomaaliyeed ee degan gobalka Minnesota ee ka so jeeda qoomiyada Soomaalidyeed ee Ismaamulka fedaralka Iitoobiya in la aasaasay urur u adeega dedka ka soo jeeda deegaankaa iyo qof kasta oo danaynaya taaba galka iyo horumarka gobalka. Read More


Abwaan Cabdi Ibraahim Magan (CIRJIIR) oo tix gabay ah oo mahad naq ah utirayay Siyaasiga Farax Macalim Dawaara..18 Nov 2024
Waa tix gabay ah oo uu tiriyay Cabdi Ibraahim Magan(CIRJIIR) lana magac baxday (QAA'ID) waxay muujinaysaa wadaninimada iyo dadaalka Mudane Faarax Macallin Dawaare Read More


Garissa: Kenya dam 'on brink of bursting' ..18 Nov 2024
The floods have already forced thousands away from their homes
A dam in the eastern Kenya is close to bursting under the strain of waters swollen by torrential rains, United Nations staff have warned.

Unusually heavy seasonal rains have raised the water level in the River Tana, near the town of Garissa.
Read More


Maxkamadaha Islaamiga oo Wareegto ka soo saaray Cunida iyo ka Ganacsiga Qaadka..17 Nov 2024
Jaha wareer ka jira xayiraadii ay dowladda Kenya ku soo rogtay dulimaadyada diyaaradaheeda qaadka gayn jiray Somalia. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com