"Only the onset of floods seems, for the moment, to have put off all-out fighting" The Economist
FIGHTERS loyal to Somalia's Islamic courts last week took positions along the border with Ethiopia; this week they pushed further north than ever before, consolidating their grip on Bandiradley (see map).
Read
More
Golaha Maxkamdaha Islaamka ayaa gaashaanka u daruuray sheegashada dawlada kumeel gaarka ah ee Soomaaliya ee ah in ciidamo dawlada taabacsan ay la wareegeen dagmada Diinsoor oo malinimadii shalay ay si rasmi ah ula wareegeen gacan ku haynteedaa Maxkamdaha Islaamaka.
Read
More
In badan oo daawatay barnaamijkan oo soo diyaariyay (C.C Affey)ayaa waxay kutilmaameen inuu ahaa mid si fiican loosoo habeeyay, isla markaasna xanbaarsan taariikh iyo dhacdooyin aan la hilmaamin karin oo soo dhexmarey Hogaamiyashii Muslimka ee Soomaalida iyo Hogaamiyaashii Kristaanka ee Axmaarada iyo Tigreega.
Ciidamada golaha maxkamadaha islaamka Somalia ayaa la wareegay gacan ku heynt degmada Diinsoor sida ay sheegeen ilo wareedyo ku sugan magaaladaasi.
Read
More
Deputy Chairman of the Somali People Democratic party (SPDP) said the Somali people would support the measures being taken by the Ethiopian government against the clear and present treat posed by the fundamentalist leadership of the Union of Islamic Courts (UIC).