Mujaahid Col. Ahmed Cisman Walad oo ah Taliyaha Ciidanka Maxaakiimta ee J/Dhexe iyo naftood hurayaalkii kale ee guutada Al-Shabaab ee ku dhaawacmay dagaalkii Bu�aalle ayaa shalay soo gaadhay degmada Mareeray ee gobolka J/dhexe, iyadoo lafilaayay maanta in Xamar loo qaado.
Read
More
I may be a pessimist, but as early as the Somali peace deal was signed in Nairobi and warlords elected Abdullahi as interim president, I predicted disaster and failure. I did not do so because I had known him. I did so when I saw the circumstances of his election against his track record as a warlord.
Read
More
Maamulka islaamiga ee gobolka Jubooyinka ayaa maanta si rasmi ah u furay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo,halkaasoo maanta lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayo furitaanka garoonka diyaaradaha.
Read
More
Roobab xoogan oo aan kala go' lahayn ayaa maalmihii lasoo dhaafay hadheeyey qaybo badan oo Deegaanka Somalida kamid ah, Tusaale ahaan Magaalada Dhagaxbuur afartii maalmood ee lasoo dhaafay ayuu si aan kala go' lahayn uga da'ayay Roobku.
Read
More
Salaadii Jicamaha ee maanta markii la tukaday kadib waxaa fagaaraha weyn ee Tarbuunka magaalada Muqdisho isugu soo baxay dad oo tiro badan oo kumanaan ah kuna qaylinaya erayo lid ku ah ciidamad Ethiopianka ee kusugan gudaha dhulka jamhuuriyada Soomaaliya.
Read
More