Ramadaan ama Soon waxay ku aadan tahay bisha 9aad ee sanadka Islaamka, waxayna bilaabataa marka la arko Dayaxa cusub. Ramadaanka Sanadkan waxaa la filayaa inuu bilowdo maalinta Sabtida September 23 ama Axada September 24, 2006.
Read
More
Laba qof oo u shaqeeya ururaka caalamiga ah ee laanqayrta cas yaa lagu afduubay meel u dhaw magaalada Godey markay taarikhdu ahayd 18 bishan September.
Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhimatay oo uu kujiro Madaxwaynaha walaalkiis G/sare Jigle Yuusuf Axmed isku day lagu doonayay in lagu khaarajiyo Madaxwaynaha kumeel gaadhka ah ee Somalia A/llahi Yusuf Ahmed guriga Baarlamaanka hortiisa.
Read
More
Wariyaha jiidda hore ee Godeynews ayaa soo tabaniya inay magaalada muqdisho ay kasoo baxeen ciidamo aad u fara badan oo loogo tala galay inay maxkamad islami ah kaga dhawaaqeen goballada Jubooyinka iyo Gedo
Read
More