GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Addisababa: US Ambass Vicky Huddlestone oo xabsiga ku buuqatay madaxda CUD..13 Aug 2024
Vicky Huddlestone safiiradda dawladda Mareykanka u fadhida Ethiopia ayaa xabsiga ku buuqatay xubnaha ururka CUD ee mudada u xir-xiran iska hor imaadkii siyaasadeed ee kadhashay doorashooyinkii sanadkii hore. Read More


Guriceel iyo Balanbale oo ciidamo Ethiopian ah go,doomiyeen iyo baabuurta dagaalka oo Feerfeer kusii qulqulaya!!!..13 Aug 2024
(GN) Warar sugan oo dad xog-ogaal ah nagasoo gaaraya ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Ethiopia isu diyaariyeen inay weerar lama filaan ah ku qaadaan meelo fara badan oo kamid ah xaduudada soomaaliya. Read More


Masuul sare oo ONLF ah oo beeneeyay in laga dilay 13 xubnood!..13 Aug 2024
(GN) Xiriir uu Godeynews lasoo sameeyay mid kamid ah dibad joogta xubnaha sarsare ee ururka ONLFta ayuu ku sheegay inaysan jirin 13 xubnood oo maalmihii tagay dagaal looga dilay iyo kuwa lagu qabtay toona. Read More


Addisababa: PM Meles appoints new cabinet for Dire Dawa Interim Administration ..13 Aug 2024
Prime Minister Meles Zenawi has appointed a new interim administration for the Dire Dawa town from natives of the town to succeed the outgoing transitional administration that successfully completed its term, Office of the Prime Minister disclosed. Read More


Ethiopia: oo sheegatay inay dishay 13 xubnood oo ONLF ah iyagoo kasoo gudbiya xududka soomaaliya, meesha ay sheegtay inay kuwa kelana ay nolol ku qabteen!!!..11 Aug 2024
Dalwdda Ethiopia ayaa maanta oo Jimce ah warbaahinta aduunka u sheegtay inay dishay 13 xubnood oo kamid ah xoogaga ONLFah kuwa kelana ay nolol ku qabteen iyagoo kasoo gudbayay dhinaca xadudka soomaaliya.
Read More


Jijjiga: Suldaan Cabdi Cali Shagax oo ah Gudoomiyaha Xisbiga SPDP oo kahadlay xubnihii shalay laga eryaya xisbiga!!! ..11 Aug 2024
Gudoomiyaha xisbiga ismaamulka Soomaalida Suldaan Cabdi Cali Shagax oo wareysi uu siiyay ideecadda Ethiopia qaybteeda afka soomaaliga kaga hadlay su,aalo lagaga weydiiyay xubnhii 4 ahaa ee laga saray guddiga fulinta xisbiga. Read More


Nairobi: Sheekh Ibraahim Sheekh Muxumed Dheere oo xoriyadiisii usoo noqotay Nairobina laga dejiyay, kadib markii danbi lagu waayey!!!..11 Aug 2024
Warar ilo xog-ogaal ah aan kahelayno ayaa sheegaya in wadanka Kenya loo masaafuriyay Sheekh Ibraahim Sheekh Muxumed Dheere oo muddo dheer ku xirnaa wadanka Maraykanka wax danbi ahna lagu waayay. Read More


Ethiopia rebels 'ready for talks' ..10 Aug 2024
Separatist rebels in Ethiopia say it is untrue that they are not willing to talk peace with the government. Ethiopian troops are currently engaged in a big operation to flush out Ogaden National Liberation Front (ONLF) rebels near the border with Somalia.

Read More


Jijjiga: Magacyada afarta xubnood ee lagu badalay Cali Kunay, Mahdi Ayuub iyo kuwa kale ee xubnaha guddiga fulinta lag saaray..10 Aug 2024
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya Jijjiga ayaa noo xaqiijinaya in xubno cusub loo magacaabay isbedalkii maanta lagu sameeyay shirkii guddiga Fulinta oo xubno muhiim ah lagaga saaray guddiga fulinta ee Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya. Read More


Jijjiga: Af-hayeenka Barlamaanka Cali-Kunay, Hogaanka Nabadgalyada deegaanka Mahdi Ayuub iyo Wasiirka Warfaafinta oo laga saaray Xubinimadii Golaha Guddiga Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga SPDP!!! ..10 Aug 2024
Maanta ayaa waxaa Xarunta Magaalada Jigjiga ee Deegaanka Somalida lagu soo gaba-gabeeyey shir-weynihii Golaha Dhexe ee xisbiga haya talada Deegaanka Somalida Itoobiya ee SPDP. Read More


Generalkii xukumi jiray qaybta 18aad ee Ciidamada Ethiopia oo u baxsaday wadanka Eriteria!!!..10 Aug 2024
Wararka lagasoo xiganayo televisionka Ethiopia ee codka dawlada kuhadla ayaa waxu sheegay inuu General Kemal Geltu' oo ugoostay wadanka Eiteria, iyadoo dhinaca kale televisinka dawladda Ethiopia uu ku eedeeyay General Kemal inuu kujiray hawlo kala qaybin iyo sharci darroba isugu jira. Read More


Addisababa: Aduun dhan $347 mln oo deeq iyo daynba iskugu jira oo Ethiopia lasixiixatay World Bankiga iyo wadanka Mareykanka..09 Aug 2024
Bankiga aduunka iyo wadanka Mareykanka ayaa $347 mln aduun gaaraya oo deeq iyo daynba iskugu jira dawladda Ethiopia kula sixiixday magaalada Addisababa. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com