AABIHII IYO AWOOWGIIBA waxay ahaayeen wadaado, Mohamed Abdulle Hassan wuxuu dhashay abaarihii 1864, kuna dhashay dagmo ceel u dhawaa ceelkaasoo lagu magacaabo Sama deeqa oo meesha Qoob Fardood la yiraahdo ka tirsan 100 kmna u jirta Burco.
Read
More
Dawladda Eriteria ayaa xirxirtay shaqaale u shaqeeya UN qaybteeda nabad ilaalinta UNMEE ee kahawl gala xaduudka u dhexeeya dawladaha Ethiopia iyo Eriteriya taasooy ciidamo UN ah iyo shaqaale kaleba ay kusugan yihiin.
Read
More
PM Meles Zenawi on his Uganda trip told reporters that his government has renewed extradition requests for Col. Mengistu H/Mariam. Born in the Harar region, E Ethiopia. Col. Mengistu studied at Holetu military academy, and joined the Ethiopian army, rising to the rank of colonel.
Read
More
Dawlada PM Zenaawi ayaa bilaabaysa baaritaan lagu ogaanaya sababta kadanbaysa kacdoonka ciidamada dhexdiisa kajira oo ay qayb fara badan oo iyaga kamid ah ay marar kala gedisan ugu goosanayaan wadamada deriska ah.
Read
More
Warar ay qoreen warbaahinta ururada mucaaradka Ethiopia ayaa waxay kushegeen laga soo bilaabo bishii May 2005 ay safaaradha dibadda Ethiopia ka goosteen Diplamaasiyiin tiradoodu gaarayso 100 kuwaasoo isugu jira safiiro iyo xubno kaleba.
Read
More
The first phase construction work of Jijjiga University is reportedly well underway. GTZ International Service Jijjiga Project manager, Armin Simon, told WIC that the first phase construction consists of 19 buildings for dormitory, library, classrooms and offices.
Read
More