GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
JiJJiga: Somali state prioritizes water dev't, animal health to curb food insecurity ..17 Jul 2024
The Somali Animals, Crops and Natural Resources Development Bureau said it has given special attention to water development and animal health to sustainably solve the recurrent food insecurity in the state.
Read More


Wareysi: M/weynaha Kililka Soomalida Mudane Cabdullaahi Xasan oo Godeynews siiyay waraysi meelo badan taabanaya ee hoos kasii akhriso!!..17 Jul 2024
Maamulka hadda kajira deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ee uu madaxda ka yahay Mudane Abdulaahi Xasan ayaan wali dhamaysanin sanadkii kowaad oo ay wali u harsan tahay 3 bilood, balse maxaa u qabsoomay intuu jiray maamulkan? Maxayse kutala jiraan inay qabtaan 5 sano ee soosocota? Read More


Oromo alliance kicks out OLF for joining AFD..16 Jul 2024
The United Liberation Forces of Oromiyaa (ULFO), which was formed by Oromo liberation movements six years ago, has announced the suspension of the Oromo Liberation Front from the umbrella organisation for joining the Alliance for Freedom and Democracy. Read More


Saddex shirkadood oo kamid ah todabadii iskugu soo hartay soo saarista shidaalka Jeexdin iyo Hilala oo codsiyo cusub soo gudbiyay..15 Jul 2024
7dii company ee hadda kahor iskugu soo hartay inay soo saaraan shidaalka (Ogaden Basin) ee Jeexdin iyo Hilala ayaa 3 kamid ah iskugu soo hareen iyagoo dib codsiyo ugusoo gudbiyey wasaaradda macdanta iyo Tamarta ee dawladda Ethiopia. Read More


JigJiga: Programs centering rural dev't, good governance underway in Jijjiga woreda ..14 Jul 2024
The Capacity Building Office of the Somali state disclosed that programs, which would enable rural areas to become center for development and good governance, Read More


Addisababa: Hanti dhawraha guud Ethiopia oo sheegay in 4.8 Billions Birr si musuqmaasuq ugu maqantahay Kililada Somaalida iyo Canfarta iyo Zenawi oo kuyiri faraha kala bax "Xitaa haday rabaan ha gubaan"iyagaa xor u ah. ..13 Jul 2024
Qoraal ka kooban 30 page oo uu baarlamaanka soo hordhigay hanti dhawraha guud ee Ethiopia Atto Lemma Argaw ayaa waxuu kusheegayay inay jirto lacago dhan 4.8 Billions Birr Read More


Muqdisho: Ciidamada Maxaakiimta Soomaaliya oo 99% magaalada Muqdisho Gacanta kudhigay iyo labadan nin oo finalka isugu yimid!!! ..11 Jul 2024
Dagaalkii udhexeeyay waxii kaharay dagaal oogayaashii muqdisho iyo maxaakiimta islaamiga ayaa maanta soo gaba-gaboobay. Maxaakiimtuna ay warbaahinta usheegayan inay 99% gacanta kuhayaan magaalada Muqdisho. Read More


Hogaankii umadda Chechen (Shamil Basayev) oo la dilay ..10 Jul 2024
Ciidamada amaanka Russianka ayaa waxay sheegayan inay dileen hogaamiyihii jabhadda Checheniya Shamil Basayev oo xili habeenimo ah lagu wareeray meel u dhow xaduudka Ingushetia iyo Checheniya.

"Shamil Basayev oo dhintay isagoo hawlgallo fulinayay "
Read More


Addisababa: Dawladda Maraykanka oo safaarad labaad ka furanaysa magaalada Addisababa..10 Jul 2024
Dawladda maraykanka ayaa waxay xili dhaw magaalada Addisababa kafuranaysaa safaarad labaad oo ka hawl gasha wadanka Ethiopia. Safiirka safaaradan cusub oo warbixintiisa la shaciyay 09/07/06 ayaa waxaa hawshiisa lagu sheegay inuu danaha dawladda Mareykanka uga matali doona ururka (AU) oo saldhigiisu yahay magaalada Addisababa. Read More


Relief Bulletin: Weekly Humanitarian Highlights in Ethiopia 10 Jul 2024..10 Jul 2024
DRY SEASON BEGINS IN SOMALI REGION

The dry windy hagaa season has started in southern parts of Somali Region. As the dry season progresses, the food security condition in some woredas is expected to deteriorate. According to WFP field reports, pasture and browse have started drying in Gode and Korahe zones.
Read More


Soomaliya: Ciidamada milatariga Ethiopian oo kusoo qulqulaya dhinaca Baydhabo..10 Jul 2024
Wararka maanta lagu faafiyay qaar kamid ah warbahinta aduunka ayaa waxaa lagu sheegaya in ciidamo aad u hubaysan oo Ethiopian ah ay soo galeen gudaha wadanka Soomaliya, laguna arkay meelo kamid ah goballada Gedo iyo Bakool. Read More


Telefanadii Guryaha Oo Ugu Danbayntii Si Wanaagsan Loogu wada Xidhay Dhamaan Magaalada Qalaafe ..10 Jul 2024
Telefanada Magaalada Qalaafe oo ku koobnaa in mudda ah Xaafad iyo waliba boostada oo kali ah aya la gaadhsiiyey dhamaan magaalada gees ilaa gees. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com